Photobucket
Photobucket

Sunday, April 21, 2019

Khasaaraha Shilalka Gaadiidka 3-dii bilood ee u dambeeyey ka dhacay Soma...

Hargeysa (Hargeysafilms)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ay sababeen shilalka gaadiidka ee ka dhacay Somaliland saddexdii bilood ee u dambaysay.





Wasiir Cabdilaahi Abokor waxa kale oo uu sharraxaad ka bixiyey shuruuc cusub oo ay xukuumaddu ku soo rogtay Gaadiidleyda iyo sharciga darawalnimada oo shuruudo adag lagu xidhay.






No comments:

Post a Comment